Xog sir ah oo aan idinkaga heyno heyno hey’adda Raabidatul caalamul islaamiyah,hey’atul iqaathatul caalamul islaam.

0
517

Xog sir ah oo aan idinkaga heyno hey’adda raabidatul caalamul islaamiyah ayaan idiin soo gudbineynaa maalmaha soo socda.

Xogtan ayaa waxey la xiriirtaa sida ay hay’addaasi ay uga hawlgasho gudaha soomaaliya iyo madaxa hey’adda ninka lagu magacaabo KARAM oo u dhashey dalka SUDAN sida uu u maamulo deeqaha hey’addan loo soo mariyo dadka ku dhibaateysan soomaaliya.