Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Police-ka Oo Kooxo Hubeysani Ay Ku Toogteen Gudaha Dalka Kenya.

0
478

Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi
ayaa sheegaya in xoogag hubeysan Ay weerar culus ku
qaadeen ciidamo booliska
katirsan xilli ay roondooyin
dhanka ammaanka ah ka wadeen xaafado dhaca
waqooyi Bari Nairobi Ee Dalka Kenya.

Weerarkaasi Ayaa La Sheegay In Ay sedax qof Ku dhinteen
mid kamid Ahna uu ahaa sarkaal
katirsan ciidanka
Booliska Nairobi.

WeerarKaani uu ku
geeriyooday sarkaalkani Ka tirsanaa maxkamadda Oyugis-haar ayaa lagu dilay isla habeenimadii
khamiista aheyd ee lasoo dhaafay xili sida la tilmaamayo uu kusii wajahnaa guri uu Ka Dagnaa halkaasi.

Raga Weerarka Geestay Ayaa Wexey Ahaayeen Illaa lix ruux oo hubeysan
ka dambeeyay Iyadoona weerarkani uu ahaa kii ugu horreeyay ee ka
dhacay mgaalada muddo
sannado ah.

Xaalada Ammaan Ee Dalka Kenya ayaa bilihii lasoo dhaafay ahaa mid cakiran
waxaana wadanka ku batay xoogaga hubeysan ee aan cidna taabacsaneyn kuwaasi oo
weeraro ku ekeeya xarumaha dowladda Ee Dalka Kenya.