Dina Mufti oo ah Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibbadda dawlada Ethiopia oo warbaahinta kula hadlay magaalada Addis-Ababa ayaa diiday wararka sheegaya in ciidamada Ethiopia ay Soomaaliya ka baxayaan waxana uu sheegay in si qaldan loo fasiray hadalka Ra




