Kenya oo ka digtay weeraro AL Shabab kusoo qaadi karto Dalkeeda.

0
447

Kenya oo ka digtay weeraro AL Shabab kusoo qaadi karto Dalkeeda.
Dalka Kenya ayaa sheegay in kooxda AL SHabab ay qorsheeynayaan sidii falal argagixiso ugu geysan lahaayeen dalkaas.
War Qoraal ah oo ay soo saaratay dowlada Kenya ayaa lagu sheegay in Shabaab ay isku ekysiinayaan ganacsato Soomaali ah iyagoo Loorarka raashinka ah u isticmaaliya iney hub iyo walxaha Qarxa kusoo qariyaan.
Hey