Qarax Xoogan Oo Ciidamada Dowlada Lagula Eegtay Degmada Afgoye.

0
483

Qaraxaani ayaa
maanta duhurkii Waxa Uu Ka dhacay
degmada Afgooye ee Xarunta Gobolkaasi Shabeelaha Hoose Kaasi Oo Lala Eegtay Askar Ka Tirsanaa Kuwa Dowlada Ee Halkaasi Ku Sugnaa.

Sida Ay Sheegayaan Dad Ku Sugan Degmamada Afgoye Waxaa Qaraxa Ku Dhintay 2 Arkari Oo Ka Tirsanaa
ciidan DF-ka Ku Dhawaad 5 kalane Waa Ay Ku
dhaawacmeen Iyadoona Ay Jiraan Rasaas Ay Fureen Askarta Qaraxa Lala Eegtay Balse Lama Oga Cida Ku Waxyeelowday Rasaastaasi.

Ma Jiro War Ka Soo Baxay Saraakiisha Dowlada Iyo Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab Kaaso Ku Aadan Sheegasho Ama Beenin Qaraxa Maanta Ciidamada Dowlada Lagula Eegtay Degmada Afgoye.