Xoghayaha guud ee Ciidamadda Culuma’udiinka Ahlu-Sunna Waljamaaca
Sheikh Isxaaq Xuseen Mursal ayaa waxa uu sheegay inay diyar garow kii ugu danbeyay ugu jiraan sidii ay ula waregi lahayen Qeybaha Dhaq Dhaqaaqa Shabaab Kaga Suganyihiin Gobalkaasi Gedo.
Sh. Isaaq Ayaa Waxa Uu Carabka Ku Dhuftay In Todobadkanba ay la wareegi doonaan gobolka Gedo Inta Yar Oo Ay Kaga Suganyihiin Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab.
Wadaadada Ahlu-sunadda Wal Jamaaca Ayaa Dhowr Jeeroo Hore Waxa Ay Sheegeen In Ay Xaqiijinayaan Guud Ahaan Gacan Ku Heynta Gobolka Gedo Iyadoona Ay Muuqato In Awood Balaaran Ay Ku Leeyihiin Al-shabaab Maadaama Ay Dagaalo Fool Ka Fool Ah Kula jiraan Dowladaha Iskaashanaya Ee Ku Sugan Soomaaliya.




