Gudoomiye Waaxeed Ka Tirsan Degmada Warta Nabadda Oo Xalay Lagu Dilay Degmadaasi

0
525

(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)

2 Ruux Oo Bastoolada Ku Hubeysan ayaa Habeenkii Xalaya Waxa ay Kugfaha Degmada Warta Nabadda Dil Ugu Geysteen Mid Ka Mid ah Gudoomiye Waaxeedyada Degmadaasi

Dilka Masuulkaani ayaa Yimid Xilli Isagoo Lugeenaya Loo Yeeray Ka Dibna U Ka War Helay Rasaas Madaxa Lagala Dhacay

Kooxihii Dilka Geystay ayaa Ka Baxsaday Goobta ay Falkaasi Ka Geysteen Xilligaa Ka Diban waxaa Soo Gaaray Halka Lagu Dilay Gudoomiye Waaxeedkaasi Ciidamada Booliska Degmada Oo Baaritaano Sameeyey Sida Looga Bartay

Maamulka Degmada ayaa Dilka Masuulkaani Ku Macneeye Ruux Tiisa ay Dhamaatay Waxa ayna Intaa Ku dareen In ay sii Socon Doonto Howsha Degmada gaar ahaanMida UU Hayey Masuulka La Khaarajiyey

(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)