(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Deegaanka Garasbaaley Ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa Saakay lagu arkay Meydka Askari Ka Tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya
Meydka Askarigaan ayaa la Sheegay In ay Korkiisa ka Muuqatay Rasaas Aad U Fara Badan Isla Markaana La Dilay Habeenkii Xalay
Mid Ka Mid ah dadka Deegaanka Oo Warsom U Waramayey ayaa Cadeeyey In Meydka Uu Ahaa Askari Ka Tirsan Dowladda Maadamaa Uu Ku Labisna Dresska Ciidamada Dowladda
Ciidamada Ka Tirsan Kuwa Dowladda ayaa Saakay halkaasi Soo Gaaray isla Markaana qaaday Meydka Mana Jiro wax Baaritaano ah oo ay Halkaasi ka Sameeyeen
Ma Cadda Ila aiYo Haatan Cidda ka dambeysa Dilka Askarigaan ka Tirsan ciidamada dwoladda Soomaaliya
(Wararka Soomaaliya) (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)





