Wasiirka arrimaha gudaha c/kariim xuseen guuleed oo ka badbaadey weerar lagu qaarajin rabey kormeer uu ku marayey gobolka sh/hoose.

0
500

Wasiirka arrimaha gudaha c/kariim xuseen guuleed oo kormeer ku tagey gobolka sh/hoose oo beryahan khalaankhal nabadgelyo xumo ka jirtey.

Wasiirka ayaa lagu weerarey meel u dhaxeysa marka iyo shalaanbood lamana soo sheegin wax khasaare ah oo soo kala gaarey ilaalada wasiirka iyo ciidamada alshabaab oo weerarka soo qaadey,xukuumada dr saacid ayaa waaxaa horyaala caqabado farabadan oo gudaha iyo debedaba ah.

Waa kormeerkii labaad ee uu wasiirku ku aadey gobolka sh/hoose isagoo kan kii ka horeeyey ku tagey gobolka hiiraan waxaana kasoo wajihi kara khataro farabadan,maadaama aysan dawladu ka dhisneyn xaga sirdoonka iyo ciidamada amniga,wasiirka ayaa hada fariista xaruna ka dhigtey gudaha hay’adda nabadsugida qaranka,arimo xaga amniga la xiriirta awgeed.