Taliyihii hugaanka ilaalinta wadooyinka gen cali xirsi barre oo la dhaawacey…

0
519

Waxaa la dhaawacey taliyihii hugaanka ilaalada wadooyinka tarafiko gen. Cali xirsi barre isagoo hawlihiisa qaran gudanaya.

Gen. Cali xisi barre ayaa wax weyn ka bedeley hugaanka ilaalinta wadooyinka wuxuuna ahaa nin hawlihiisa aad ugu firfircoon oo hawl kar ah genanka ayaa waxaa dhaawacey baa la yiri mid ka mid ah ciidamada oo uu ku arkey isagoo si khaldan bulshada ugu adeegaya waana dhacdo la yaab ku noqotey dhegaha shacabka,maadaama hore loo diley genaral gordan allaha u naxariistee waa arin u muuqata in la wareejinayo genanada wax tarka ah.

Gen. Cali xisi barre ayaa markii labaad dhaawac soo gaarey isagoo waajib qaran gudanaya,xaaladiisuna waa kasoo reyneysaa sida ay noo xaqiijiyeen dad isaga ku dhaw oo ehel iyo qaraabo yihiin,dhaawacuna wuxuu ka gaarey lugta bawdada xabaduna wey ka baxdey,gurigiisa ayaa hada lagu dabiibayaa anagoo u rajeyneyna in alle bogsiiyo insha allaah.