Wararka Ka Imaanayo Magaalada Kismaayo Ayaa Waxa ay Sheegayaan In Caawa Qarax Xoogan Laga Maqlay Gudaha Saldhiga Magaalada kismaayo
Nuuca Uu Ahaa Qaraxa Ayaa Waxa Ka So Baxayo Warar Is Qilaafsan Iyadoona Ila Wareedyo Qaar Ay Ku Waramayaan In Qaraxu Uu Ahaa Miino Ka Dhexqaraxday Gudaha Saldhiga Magaalada Kismaayo Halkaaso Ay Fariisimo Ku Leeyihin Maleeshaadka Raaskambooni waxaana Lagu Soo Waramayaa qasaarooyin Kala Duwan Inuu Ka Dhashay Qaraasi
Qaraxaani Ayaa Waxa Uu Imaanayaa Xilli Maalmihii Ugu Dambeysay Xaalad Kacsanaan Ah ay ka jirtay kadib qilaaf soo kala dhexgalay ciidamada soomaalida ah ee kuwada sugan magaalada Kismaayo.




