Kulankan Oo Qeybka Ah Kulumada Caadiga ah ee baarlamaanka ayaa waxa shir gudoominayey gudoomiyaha golaha baarlamaanka dowlada soomaaliya Prof:Max’ed Sheekh Cusmaan Jawaari waxaana Baarlamaanka Ay Ka Hadleen Meel Marinta Xeer Hoosaadka Uu Ku Sheqeynayo Baarlamaanka
Mudanayaasha Baarlamaanka Ay Waxa ay meel mariyeen ilaa iyo15 Gudi oo ka shaqeyndoono Howlo U Yaalo Baarlamaanka oo ay kamid tahay arimaha xeer hoosaadka uu isku hagayo baarlamaanka soomaaliya.




