Allaha u naxariistee waxaa muqdisho ku geeryoodey avv.xasan diiriye afrax ayaa muqdisho ku geeryoodey,isagoo xanuun kasoo wajahey xaga feeraha iyo xabadka biyo fariistey kadibna ay dhaqaatiirtu dalooliyeen si bey dhaheen biyaha looga miiro.
Allaha u naxariistee waxaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyskii iyo eheladii uu ka baxey avv.xasan diiriye afrax
gud.xisbiga mjs c/nur axmed darman,gud.kuxigenka xmjs cali maxamed nuux timajilic,wakiilka xiriirka gobolada xmjs bashir axmed sheekh,siciid siyaad shirwac,gud.shaqaalaha rayidka c/risaq macalin cilmi,cabdullaahi maxamed nuux,xasan maxamed nuux, iyo qoyska rer maxamed nuux,iyagoo allaah uga rajeeyey naxariistiisa iyo janada in uu ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxeyna samir iyo iimaan insha allaah.
Avv. Xasan diiriye afrax ayaa ahaa cod kar qareen ka dooda ama u dooda dadka dacwadaha loo heysto wuxuu ahaa shaqsi daacad ah oo aan aqoon been iyo laalaab,isagoo ifka uga tagey caruur iyo hal xaas.
Ma dhinte waa illaah inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.




