Gudoomiyaha Degmada Dayniile Oo ka Badbaaday Isku Day Dil,Sheegayna Saraakiisha Dowlada In Ay Ka Dambeeyaan Amnidarada Degmadaasi.

0
623

Xasan Xuseen Guddoomiyaha degmada Dayniile ayaa la sheegay in uu ka badbaaday fal isku day dil ah oo ay ka danbeeyeen Ciidamo ka tirsan dowalada Soomaaliya.

gudoomiyaha Oo Ka Hadlayay Arintaasi Ayaa waxa uu Sheegay in sarkaal ka tirsanaa ciidanka dowladda oo maalin ka hor lagu dilay degmadaasi ay dilkiisa ka danbeeyeen ciidamada dowaladda Soomaaliya ee halkaasi ku sugan Arinkaasina Ka Dibna Ay Isaga Isku Dayeen In Ay Qaarijiyaan.

Sidoo Kale Daahir Xasan Xuseen ayaa saraakiisha Ciidanka dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay soo faragaliyaan dhibaatooyin uu sheegay in Ciidanka dowladda ay ku hayaan degmada Deyniile ee gudaha Magaalada Muqdisho.

Waxa uu kaloo carabka ku dhuftay in Taliska Ciidanka booliska Soomaaliyeed ay kasoo horjeedaan in ciidamo boolis ah la geeyo degmada Dayniile si ay u xaqiijiyaan Ammaanka degmadaasi Balse Oo Uu Sheegay In Falalkaani Ay Raali Ka Yihiin Madaxda Iyo Saraakiisha Dowlada F.S.

Cabashadaani Ka Soo Yeeray Guddoomiyaha degmada Dayniile Daahir Xasan Xuseen ayaa imaanaya xilli maalin ka hor degmada uu mas