Website-ka Warsom Oo Ay Caawa Ku Beegantahay Sanadguuradisii 1Aad Iyo Qeebaha Kala Duwan Ee Bulshada Oo Hambalyo U Soo Jeediyay

0
444

Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) 

Shacabka Qeybihiisii Kala Duwan Ayaa Maanta Hambalyo U Soo Jeediyay Warsom Iyagoona Sheegay In Ay U Mahad Naqayaan Dhamaan Shaqaalahha Iyo Maamulka Kuwaa Oo Ku Soo Shaqeeyay Dhibaatooyinkii Ka Jiray Dalka Soomaaliya Doorbidayna In Ay Shacabka Ku Dhaqan Caalmka Intiisii KAla Duwan In Ay U Gudbiyaan Warar Xaqiiqda Ku Saleesan

Sidoo Kale Waxaa U Mahadnaqay Warsom Masuuliyiin Kala Duwan Oo Ku Kala Dhaqan Gudaha Dalkan Soomaaliya Iyo Waliba Dibadiisa

Masuuliyiinta U Hambalyeyay Website-ka Warsom Ayaa Waxaa Ka Mid Ah Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka soomaaliya Saraakiil KA Tirsan Xarakada Al-shabaab Gudoomiyayaal Degmo iyo Waliba Gudoomiya Yaalka Axzaabta Ka Jira Dalkan Soomaaliya

Cali Max’ed Nuux Tima Jilic Oo Ah Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Midnimda Jamhuuriga Soomaaliyeed Ahna ku Simaha Madaxweyne Darmaan Ayaa Hambalya Aad u Weyn U Jeediyay Shaqaalaha Website-ka Warsom Isagoona Sheegay In Ay Ku Soo Shaqeeyeen  Xaalado Adag Islamarkaana Ay Shaqqalaha Qaarkood  Ay Xabsiyo U Soo Galeen Sida Ay Shacabka Ku Dhaqan Caalmaka Ugu Adeegi LAhaayeen Islamarkaana Gaarsiin Lahaayeen Warar Xaqiiq Ah

 

Sidoo Kale Hambalyo Midaan La Ceen Ah Waxaa U Jeediyay Warsom Max’ed  Saciid Saxaaf Agaasimaha Idaacada Sahan,Agaasime Ku Xigeenka Sahan Max’uud Max’ed Daahir Carab, Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya Iyo Waliba Saraakil KA Tirsan Xarakada Alshabaab Oo Iyana U Hambalyeeyey Website-ka Warsom Oo Ay Caawa Tahay Sanad Guuradiisii 1Aad Islamarkaana Ay U Dabaaldagayaan Dhamaan Shaqqalaha Iyo Maamulka Warsom.com

Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)