Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
بسم الله الرحمن الرحيم
For Immediate Release
Kenya: Your Security Depends on Our Security
Ku dhawaad Lix bilood kadib markii ay Kenya Duullaanka Cadawtooyo kusoo qaaday dhulka Muslimiinta, Ciidamada Kenya waxaa ay si ba’an ugu fashilmeen inay gaaraan ujeedooyinkoodii guracnaa ee ay ka lahaayeen Soomaaliya, waxaana fashil kusoo dhamaaday wajigii koowaad ee Duullaankooda.
Weeraro qorshaysan oo xiriir ah kadib, Mujaahidiintu waxaa ay ku guulaysteen inay kala jaraan wadooyinka uu cadawgu u adeegsado kala gudbinta sahayda, arintaas oo caqabad ku noqotay sidii uu cadawgu ula qabsan lahaa deegaanada uu kusoo duulay, dhanka kalena Mujaahidiinta u sahashay inay jiha walba ka hareereeyaan cadawga ayna gacanta ku dhigaan magaalooyin iyo deegaano dhabarka ka ah goobaha uu cadawgu ku suganyahay, iyadoo guutooyinka Mujaahidiintuna ay baacsi joogta ah ku hayaan Ciidamada Kenyaatiga ah ee ku dherersan xuduud-beenaadka .
Iyadoo ay hadaba Ciidamada Kenyaatigu ku jiraan xaaladaas qalafsan ayaa hadana dhanka kale dhinacooda dhibaatadu ka saamaysay shacabka Kenya kuwaas oo faraha la galay dagaal aan dhammaad lahayn, waxaana lasoo darsay Ammaan darro iyo qalaanqal ka dhashay siyaasad xumada Dowladooda, oo aan haba yaraatee ilaalinaynin danaha iyo ammaanka dadkeeda, taas badalkeedana doorbidaysa inay ilaaliso danaha iyo Ammaanka wadamada reer galbeedka ah ee dagaalka ku qalqaaliyay, sidaasna ay ku dayacaday nolosha iyo maslaxada shacabkeeda.
Shacabka Kenya waa inay maanka ku hayaan in mar walba oo uu sii socda duullaanka ay Ciidamadoodu ku hayaan Muslimiinta Soomaaliya ay Magaalooyinka Kenya Nabadgelyo ka quusan doonaan, mar walba oo ay Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah dhibaato dareemaana ay iyagana noloshu ciriir sii noqon doonto, Ammaankiinu wuxaa uu ku xiranyahay inaad na ammaan gelisaan, Dagaalku waa mid sii daba dheeraanaya, Dadka Kenyana waa inaysan qabin niyad wanaag rajana ka qabin Guul ay gaaraan.
Press Office
Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)





