Maamulka wakalada warsom.com waxey raali galin buuxda ka bixinayaan dib u dhac ku yiid balanqaad ay horay ugu sameeyeen kaa soo ku saabsanaa qeminta wariyaasha iyo warbaahinada somaliya ee sanadka 2011 cilado farsamo iyo geeridii naxdinta laheed eek u timid halyaygii saxafadeed C/salaam Sh. Xasan xiis.
Waxaan idin balan qadayaan in dib aan idn soo kudbindoonaa




