Xarkada mujaahidiinta Alshabaab oo sheegtay inay Kenya ku fashilantay dagalka soomailaya

0
216

Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com

Afhayeenka Xarakada Mujaahdiitna Alshaabab Sheekh Cali Maxamuud  Raage (Sheekh Cali dheere) oo shirjaraa`id uqabtay saxaafada in dawlada kenya oo bil kahor dagaal ku soqatay soaamiliya ay gaarsiiyeen qasaaro dhimasho iyo dhaawac iyo burbur laxeed leh

Sheikh cali dheer ayaa shacabka ugu  baaqay in lala dagaalo wadamo uu ku sheegay inay wadanka soomaaliya ay gartaro ku soo galeen .

Kufrigu waa mid, anaga waxaa nagala rabaa hadaan nahay dadkaa Muslimiinta ah, qaasatan Soomaaliya ku nool  ee Duulaanka lagu yaho, lana rabo in laga dhigo sida Falastiin Yuhuuddu u haysato, oo naloo Gacan geliyo Itoobiya iyo Kenya iyo kuwa la midka ah, nooma furna waddo aan ahayn in aan is Difaacno.”sidaas waxaa yiri Afhayeenka Xarakada Mujaahdiitna Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere)

Hadalka ka sooyeeray xarkada al shabaab ayaa yimd xila ay dawlada kenaya ay wado dagaalo yay kaga soo  horjeedo xaraka alshabaab

Aqriso Warsom.com ho oyga  runta iyo xaqiidada warka soomaaliya