Madaxween shariif oo gaarary Nairobi iyo kulamo uu halkaas kulayeela nayo madaxda dalkaas

0
259

Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com

Madaxweynaha Dawladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee xarunta Kenya kadib markii uu casuumad kahelay digiisa dalkaas.

Wararka aynu kaheleeno safarka madaxwenaha ayaa sheegaya inuu ahaa mid qorsheesan islamarkaana looga hadlayo hadlayo hol galada  ay cidamada Kenya ay kawadaan kudaha somaaliaya.

Sidoo kale Madaxweyne Shariif ayaa magaalada Nairobi ee xarunta kula kulmi doona Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni iyo masuuliyiin kale iminka kusugan gudaha Kenya.

Magalaada Nairobi ayaa waxaa horay ugu sugnaa wasiiradda gaashaandhigga iyo arrimaha gudaha ee Dawladda KMG ah ee Soomaaliya.

Warkaas wixii kusoo gordhaa dib ayaa idinku soogudbindoonaa