Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)
Xarakada Al-Shabab ee ka arrimisa deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa Ku dhawaad 20 ganacsato oo dooneysay in ay dib ugu soo laabato magaalada Muqdisho Ka Qab Qabtay Deegaankaasii
Ganacsatadaani Ayaa maal mahaanba Waday Ololo Ay Dib Ugu soo laabanayaa Goobihii ay Horay Ugu Ganacsanjireen iadoona manta Ganacsatop Dooeysay In Ay Soo aadaan Goobaha ganacsi Eek u Yaala magaalada Muqdisho ay Xarakada al-shabaab ka Biyo Diideen
Ganacsatada Ku Dhaqan Ceelasha Biyaha ayaa Dhawaan Xarakada Al-Shabab uga digay in ay ku laabtaan Suuqa Bakaaraha oo ay dowlada TFG-da Soomaaliya Haatan Ay Dib u Furtay kadib markii Al-Shabaab isaga baxeen halkaas
Horey Ayaa Waxaa Qaar Ka Mid ah Ganacsatadii Ku Ganacsan jirtay Suuqa Bakaaraha Islamarkaana Markii Uu Dagaalada Ka Dhacay Suuqaasi Aaday Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegay in ay Xarakada al-shabaab ka biyo Diideen in uu u laabto Suuqa Bakaaraha oo haatn ay ka taliyaan Dowlada Soomaaliya Balse Uu Ugu Dambeytii Si Dhuumasho Ah Kaga Soo Guuray
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)





