Gaari Weyn Sidayna Rar Aad U Farabadan Oo Ku Rogmaday Degmada Xamar Weyne Ee Magaalada Muqdisho

0
729

Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)

Gaari Xamuul ah  Oo Weyn Ayaa maanta Ku rogmayday Gudaha magaalada Muqdisho Gaar ahaan Hotel Munna Ee Degmada Xamar Weyne kaasi oo waday Xamuul aad u farabadan

Gaarigaani Waday Xamuulka Shamiindada ayaa waxa uu ku sii jeeday Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Isagoona ka soo Ambabaxay Dekeda Weyn Ee magaalada muqdisho  Waxa uuna Gaystay khasaare isugui jira  naf iyo maal

1Ruux Ayaa ku Geeriyootay Oo Habeeney Ah Mid Kalena Dhawaac ayaa ka soo gaaray islamarkaana qofkii meesha ku dhawaacmay waxaa lala cararay Mid ka mid ah Ispitaalada ku yaala Gudaha Degmada X/weyne ee Magaalada  Muqdisho

Ma ahan Marki ugu horeysay Dhacdo noocaani aoo lkale ah ka Dhoco Gudaha magaalada Muqdisho Gaar ahaan Degmada X/weyne Balse Arinkaa ni ayaa waxaa  Sababtay in uu aad u badnaa rarka uu siday gaarigaasi xamuulka ah sidaasi owgeedna ay uumeshii ku qalibmay gaarigaas waday Tanka ka Awooda Badnaa.

Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)