(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com
Taan Iyo Wixii Ka dambeeyey Markii aya Muqdisho Soo caga Dhigatay Shirakdda SKA Waxaa Jiray Tuhuno Fara Badan Oo La Xiriiray Waxa ka dhaxeeya SKA Iyo Dowladda TFG-da
Murunaadaan Faraha baadan Ayaa waxa uu Xitaa saameyn Xoogan Ku Yeeshay Madaxda dalka Sida Hogaamiyayaasha laama taabtaanka ah ee Sharif Shiikh Axmed, Shariif Xasan Iyo Waliba Hogaamiyayaasha Midibada badan ee Xukuumada Soomaaliya Sida R/wasaariayaasha Somali Ameerikanada:- Sharma’arke, farmaajo Iyo Kan haatan Ee Gaas
Kuma Ekeyn Tuhunka Iyo Muranka Madaxdaasi Balse waxa Uu Si Hoose Uga Jiray Baarlamaanka oo Ugu dambeyntii Dalbaday In La Muujiyo Heshiisyada ay Xukuumadada laga Hago Mareykanka La galaan shirkadaha Shisheeye
Guuxa baarlamaanbka ayaa Xiligaasi waxa ay Farmaajo Ameerika Ku kaliftay In uu cadeeyo Baarlamaankana Hor Tago laakiin Waxa Uu Ku Guul dareystay nabsi Uu U Geystay Sharma’arkihii Ka Horeeyey maadaama uu ShaaciyeyIn Heshiisyada Shirkado Badan Uu galay Sharma’arke taaasi Uu Mr Sharma’arkana dafiray S
Waxa aay Dhibaatada Iyo wal Walka Reer Ameerka Uu Socdayba Waxa ay Ku Soo Biyo Shubatay In la Eryo qaar ka Mid ah Shrkadahaasi Sida Shirkada Sarecen International Iyo Kuwa Kale
SKA oo Wali Soo Taagan Iyo farmaajo Oo Si gar darro ah Loo Ceyriyey Ka Dib Markii Uu Amar ka qadan waayey Hogaamiyaha Qarsoon Ee Dowladda Mr Shaarif Xasan ayaa kaliftay In SKA AAY HANATO Si Wadida ka shaqeynta garoonka
Ugu dambeyntii Wax Waliba Qoraal Laguma Soo Koobi Karee Balse Wax Garad Uun Baa Inta harsan Fahmi Karee Waxa ay Si cad Dowladda Soomaaliya garoonka Muqdisho Uga Iibisay Shirkadaan SKA Waxaana Arinkaasi Ku Dhawaaqay garsoore Dhinacyada lala taagnaa Hub fara badan Iyadoo aan La garan Karin In ay Si Qasab ahayn Iyo In Kale wallow Beecaasi Laa Bixiyey magaca ah ( Dowladda TFG-da Oo SKa Ku wareejisay Garoonka muqdisho)
Haddaba su’aashu Waxa ay Tahya SKA Waa Kuma Muxuu Yahaay Danta ay ka Leedaahaya garoonka Muqdisho ma mareykanka ayey Ka Socotaa Mise waa iskeed Teeda Klaae Dowladda Maxay Tahay danta SKa Ugu Jirta ma waaney Awoodin maamulka Garoonka Muqdisho Mise Iyadana Mareykan ayaa Qasbanaya?
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com





