Khilaaf Xoogaan Oo La Xiriira Xariga Weriye Max’uud Carab Oo Soo Kala Dhex galay maxkamadda Mun Gaab Iyo Tan Gobolka Iyo Xeer Ilaaaliyaha Gobolka Oo Diidaya In uu Qaado Dacwad Been Abuur ah.

0
1305

(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com

Xeer ilaaliyaha maxkamada gobolka banaadir mr cali yare wuxuu diidey kana soo horjeestey wareejinta gal dacwadeedka wariye maxamuud carab

Warar Hoose Oo lagu kaalsoonaan Karo Islaa markaan wakaaladda Wararka soomaaliyeed Ee  warson aay Ka Heshay ilo Ku dhaw  Dhaw Mr Muun Gaaba  Ayaaa Sheegayaa In Khilaaf Xoogana uu soo Kala Dhex Galaay Muun Gaab iyo Xeer Ilaaaliyaha maxkamada Gobolka

Khilaafka ayaa La Sheegy In uu Khuseeyo Xariga Gara darrada aha  ee Loo Geystay Weriye Maxamuud carab

Mr Muun Gaab oo ah Gudoomiyahaa Maaxkamada Ciidamada qaalabka Sida iyo mr Calai yare oo isna ah Xeer Ilaaliyahaa Maxkamada Gobollka ayaa Ku kala Irdoobay aa Dib Maarkii Uu Muun  gaaab Farahaa lagalay Kiisaska Rayidka Sida Kiiskii Weriye carab Oo Uu Cali yar Ku doodaayoIn Uu saga lahaa

Ugu Dambeyntii Xeer ilaaliye cali yare ayaa sheegey in maxkamada ciidamada qalabka sida ay labo qalad ku jirto waa tan koowaade ma aheyn in ay gasho dacwada wariye maxamud carab sababtoo ah wariyuhu waa nin la yaqaan oo riyid ah.
Waa mida labaade hadii ay ku weysey denbigii ay ku heysatey waa in ay sii dayso maahan in sharciga qalad laga galo hadana lala soo aado maxkamadah

(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com