Sh.Fu’aad Qalaf Oo Hanjabaad Hawada U Mariyay Dowlada TFG-da Iyo Kuwa AMISOM

0
1409

(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)

Shiikh Fu’aad Max’ed Qalaf Oo Ka Tirsan Saraakiisha Sar Sare Ee Xarakada Shaabul Mujaahidiin ayaa Goodin Adag U jeediye Ciidamada Dowlada TFG-da Somalia Kuwa AMISOM Iyo Bulshada soomaaliyeed asaga oo sheegay in ee bilaawatay howlgadii Xarakada Shaabab ee Ka fulinjireen xiligii ethopia ee ku sugneed wadanka  Soomaaliya

Sh.Fu’aad Qalaf Ayaa Sidoo Kale wacad ku maray cidii lagu maqlo shabaab ayaa jaway in ee Talaabo ka Qaadidoonaan asagow u digay Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Iyo Waliba gobolada Dalka In Ay KA foojignaadaan Shisheeye Kalkaalnimada Iy Waliba Dhaqamada Xun Xun

Shikha ayaa waxa Uu  Tusaalena u soo qaatay dagaal dhawaantaan ku dhexmaray Xarakada Shabaab iyo Ciidamada TFG-da ee soomaaliya inta u dhaxeesi isgooska fagax iyo hotel ramadaan in dadka deegaanka ee badbaadiyeen ciidamada dowlada TFG-da oo ku godoomay DeegaanadaasIslamarkaana  guryahowda ee galiyeen

 Hadalkaan ayaa ku soo beegmayo xili  Xarakada Shabaab ee kaga suganyihiin muqdisho Baro Cayiman oo ee ku sii siqayaan Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM Sh.Fu’aad Qalaf ayaa ah mitid ku Ad Adag Xarakada Shabaab

(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)