(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda TFG-da ah ee Soomaaliya,ayaa Maantay gaaray magaalada Garowe ee Xarunta Puntland Waxaan Halkaasi Ku Soo Dhaweyey Madaxweynaha Maamulkaaasi Puntland C/raxmaan Faroole .
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda KMG ah Ee Soomaaliya, Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Oo Maanta Booqasho Ku Tagay magaalada Garowe ee Puntland Ayaa Waxa ay Noqonaysaa Safarkiisii ugu horeeyay uu ra’iisal wasaaruhu ku tago Puntland, tan iyo intii uu Qabtay xafiiska Ra’iisul Wazaarenimo Ee Dowlada TFG-da Soomaaliya.
Ra’iisal wasaare C/iweli Oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa Sheegay In Ujeedada Socdaalkiisa ay Tahay Sidii ay Wadashaqeyn u dhex Mari Lahayd Dowladda TFG-da Soomaaliya iyo Waliba Maamulka Puntland Oo Iyada Sheeganeyso In Ay Ka Go’een Soomaaliya .
Xiriirka Maamulka Puntland iyo Dowladda TFG-da Soomaaliya ayaa in Dhowaalaba mugdi ku jiray, tan iyo markii ra’iisal wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid Cali uu iska casilay xilka ra’iisal wasaarenimada .
Balse Haatan ayaad Moodaa In Uu Ra’iisul wazaarahjaan Cusub Ee C/wali Max’ed Cali Gaas Uu Doonayao In Uu Wada Xiriiriyo Guud Ahaanba Dalka Soomaaliya Islamrkaana uu Rabo In Uu Soo Afjaro Maamulada KA Jiro Guud Ahaan Dalka Soomaaliya
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)