Magaalo Madaxda Soomaaliya Ee Muqdisho Oo U Soo Laawan Rawobto Magacii Mugdiga galay

0
534

(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)

Caasimada Soomaliya ee muqdisho Oo Ay ku  Soo Qul qulayaan Madaxda Caalamka Wariyayaal Caalami ah Diblumaasiyiin Mudo 20sano ah ka dib Markii Ay Faarujiyeen mAgaalada Muqdisho Xarakada Al-shabaab

Waxaa magaalada muqdish caasimada soomaaliya oo caalamka loogu Arki jiray goob bahala galeen ah iminka ee isku badashay goob ee isku dhaafaan madaxda caalamka

Ttani ayaa ka danbeesay ka gadaal markee faarujiyeen xarakada shabaab oo la filaaye in ee laf dhuun gashay ku noqdeen ku xermitaanka magaalooyinka waaween ee caalamka   Kadib markii ee soo gaareen magaalada muqdisho Wafdi uu  hogaaminaye raizalwasaaraha dalka turkiga rajab dayib ordigaan

Maalinaa  aya waxa soo gaaray muqdish tan iyo intii uu xilkaa Qabta madaxweenaha jabuuti ismaaciil cumar geele waxa iminka magaalada muqdisho si toos ah ugu sugun wariyayaal caalami ah oo soo tawinaayo Abaarta daran ee ku dhufatay soomaaliya

 Sidoo Kale aya Wariyaashaas ayaa looga bartay in ay Ka Soo waramaan wadamada ciraaq afgaanistaan liibiya oo Xaalada soomaaliya la aaminsanyahay in ee ka daranyihiin

 Kuwa Iminka ku soo Qul Qulaya Dalka Soomaaliya ayaa  U Arki jiray In Ay Isku Biimeenayeen iyadow xusid muduntahay in tv yada caalamka ee soo tawiyaan warwaliba oo ka caasimada soomaaliya ee muqdisho

Dadka U Ildheer siyaasada soomaaliya ayaa sheegayo in magaalo madaxda soomaaliya ee muqdisho uu u soo laawanrawo magacii mugdiga galay Ee muqdisho  oo soomaaliya barisamaadkii ee ku faani jirtay

W/D: C/rasaaq Aadan Nuur Baluuzah                              

(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)