Madaxweynaha ayaa ka yimid dalka Sacuudiga oo uu boorso lacag ah ka soo hlay Boqorka Dalkaasi Sacuudiga waxaana arrintaa daraadeed uu u yimid xalay magaalada muqdisho si uu boorsadaasi u dhigo magaalada muqdisho isla markaana maanta uu baryadiisii a sii bilaabo halkii ay ujoogtay waxaana uu xalay ku hoyday Garoonka Aadan Cade sida ay ilo lagu kalsoon yahay sheegayaan
Madaxweynaha ujeedkiisa ugu weyn waxa uu ahaa in boorsadaasi lacagta ah uu si degdeg ah ku keeno magaalada isla markaana Booraso kale oo faaruq ah ka qaato magaalada muqdisho si uu u baroorto markii maanta uu ka qeyb galayay shirka ka furmay dalka cadowga ah ee Ethopia
Madaxweynaha cudurka isagoo kaliya laga bartay ayaa ah inuu maalin waliba tago dal cusub isla markaana uu u baroorto dalalka uu tago waxaana loogu naaneesaa Shariif Safraaye KKKKK!!!!