(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Wixii Ka dambeeyeySanadii 1990Xiligaa Oo meesha Ka Baxday Xukunkii Dhexe Ee Soomaalia Waxaa Dhaliyarada SoomaaliyeedKU Habsatay Shaqo La’aan Baahsan Wadanka South Africa
Hablaha waxa ay Ku Ahaayeen Dhib iyo NaadirMarka Lag reebo Habeen La QaboIyo Kuwa Aad U Yar YarLaakiin wixii Ka Dambeeyey Sanadii 2009Kii Waxaa Soo GAlay Wadanka Koonfur Africa
Habeen badan o kuyimd qaab tahriib ah marka aad tagto xaafada belvelle oo soomaalidu ee iskuugu yimaadaan oo ee ku gaxweestaan waxaad soo xasuusaneesaa wadoyinka xaafadaha muqdisho waxaan arkeesaa habeen soo labistay oo wadooyink maraayo kuwaa oo dhagta u taagaayo lajaanqaaka raga goobaha ku sugan taa ayaa waxa ee meesha ka saareeso sanado Ka hor shuruudo adag Oo Ay dumarku ku xiri jiren
raga oo aay ka mid ahaayeen dukaanaaga wax iga sii aalkee een cideeda U dirin bil walbo lacagta aan ku imid bixi iyo shuruudo kale oo adag waxa ku sugun wadanka koonfur africka wiilal badan Oo Guur doon ah kuwaas oo heesto dhaqaalo ee ku maareen karaan dhanka Gabdhaha waxaa ee u tahay fursad maadaama ee biil u heli karin dhalin ku sugan gudaha soomaaliya oo loo bixiyey hooyo canjeero isii
baluuzah capetown
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)