Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Tan Iyo Markii Xilka Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Loo Gacan Galiyey Xasan Maxamed Xuseen Muun Gaab Waxaa Soo If Baxayaa Warar Aan Horey Looga Araga Gudaha dalka Somaaliya Gaar ahaan Fariisimaha ay K Sugan Yihiin Ciidamada Dowladda
Warar Hoose oo ay Shabakada Wararka Warsom Ka Heshay Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Dowladda ayaa Xaqiijinaya In Ciidamada ka Tirsan Kuwa TFG-da ay Xiliyadii Habeenkii Soo Qarwaan Gaashaanle Sare Muun Gaab
Tani ayaa Waxa ay Ka Dambeysay Ka Dib Markii Gudoomiyaha Uu Ku Dhiraday In Uu Fuliyo Xukuno Adag Oo Ku Wajahan Ciidamada Dowladda Gaar ahana Kuwa Dhibaatooyinka U Geysrta Dadka Iyo Dalkaba
Sidoo Kalw Wararku ayaa Wax ay Intaa KU Darauyaan In ay Ciidamada Isku Forjeeyaan Magaca Muun-gaab Isla Markaan Askari Walba Uu Ka Cabsato In Uu Dambi Gallo
Si Kastaba Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda TFG-da Xasan Maxamed Xuseen Muun Gaab ayaa Noqonayaa Shaqigii Ugu Horeeyey OO ay Ka Yara Baqaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya
Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)