Wararka Soomaaliya ( Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Qaban Qaabo Aad u Xoogan Oo Ku Aadan Sanad Guurrada 13-aad Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Ayaa Waxa ay Ka Socotaa Xarumaha XMJS ee Magaalada MUqdisho
Fantasyo Lagu Weynaynaya Xuska Maalintii ay Curatay XMJS Ayaa Maalinka Berito ah Lagu Wadaa In ay Ka Dhacda Gudaha Magaalada Muqdisho Taasoo Qaban qaabadeeda Maanta Si Xoogan Looga dareemay Gudaha Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho
Sida Uu Wakaalada Wararka warsom U Xaqiijiyey Ku Simaha Madaxweyne Darmaan Ahna Gudoomiye KU Xgeenka XMJS Mr Cali Maxamed Nuux Tima Jilic Waxaa Berito Si Rasmi ah Loo Qaban Doono Xuska maalintaasi Oo ah Maalin Ku Weyn Shacabka Jecel Is Bedel Siyaasadeed In Uu Ka Dhaca Gudaha dalka Soomaaliya
Haddaba Qaban qaabada Xuska Maalintaani Iyo Sida Beri ay Uga Qabsoomto Muqdisho Kala Soco Warsom.com





