Shariif Xasan Oo Uhanjabay Mudanayaasha Baarlamaanka Iyo Xildhibaano Sheegay In Uusan Xalaal Ahayn Heshiiskii Qayaanada Ahaa Ee Kampla

0
572

Wararka Soomaaliya

Gudoomiyha baarlamaanka Shariif xasan sh. Aadan yaa maanta mar uu kahadlaya gabagabada kalafdhiga baarlamaana ee maanata oo fashil ku dhamaaday ayaa wuxuu sheegay in maanta uu u dulqaadanayo Xildhibaano uu sheegay inay qas u joogaan barlamanka Soomaaliya, wuxuuna kuhan jabay hadii ay joojin waayaan qalalaasahaasi uu ku dalban doono Ciidamada booliska Soomaaliyeed.

Wuxuuna sidoo kale uu sheegay in Xildhibaanada laga doonayo inay ilaaliyaan sharciga iyo nidaamka barlamanka, wuxuuna carabka ku dhuftay in maalinta birrito ah dib la’isug soo laaban doono si loo meel mariyo Heshiiskii Madaxda Dowladda Gaalada ah ee dalka Uganda.

Dhanka kale xildhibaan daahir C/qaadir Muuse Ciiro oo saxaafada kula hadlayay afaafka hore  ee Xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa uu sheegay in barlamanka uusan ka soconayn waxyaabo uu ku tilmaamay sharci daro, waxaana uu hoosta ka xariiqay in ayasan jirin cid cadaadis ku saari karta Xildhibaanada ansixinta heshiiskii magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda.

 

Qeela dhaantan kasoo yeeraysa xildhibaanada ayaa mid kadaran waxey horay uga sooyeertay qeybaha bulshada soomaaliyeed iyagoo kumuujiyay banaabaxyo ay dad kudhinteen balse lama dhageesan

 

Mogadishu SomaliaWebmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-910111

(

info@warsom.com & webmaster@wmcaraab@hotmail.com