Wararka Soomaaliya
Wararka aynu ka haleyno guriga C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegaya in uu ku jahwareersan yahay Magacaabida golaha wasiirada cusub qarkana uu u saaran yahay inuu iscasilo
Cadaadiskan ayaa la sheegayaa in uu ka imaanayo dhinacyo ay ka mid yihiin Malazanawi iyo Shariifyada TFG-da
Gaalka Malazanaawi ayaa maalmo ka hor Madaxweyne Shariifka Soomaaliya waxa uu u geeyay liiska Wasiirada uu soo magacaabayo Gaas taas uu ka biyo diiday Malazanawi xilligasi uu soo qoray warqad kale uu doonayo in uu ku dhawaaqo R/wasaarah Cusub taas oo u keentay R/wasaaraha Jahwareer isagoona horay ugu jahwareesanaa cadaadis kaga imaanayay labada Shariif oo uu xaliyay Gaas hasa yeeshee muda ugu daran ee iminka heysata ayaa waxay tahay cadaadiskan cusub uu soo kordhiyaya Malazanawi oo doonayo in go’aankiisa oo kaliya Soomaaliya uu ka shaqeeyo
R/wasaaraha Cusub ee Soomaali Ameerikaanka ah ayaa iminka la sheegayaa in habeen iyo maalinba uu ku jiro Murug iyo fikir isagoona la’ wax uu sameeyo iyo go’aan uu qaato howl wadeenada kusugan gurigiga Gaas ayaa u sheegay wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom in hada uu qarka u saaran yahay iscasilaad uu sameeyo isagoona xiriiraad la sameeyo Farmaajihii la ceyriyay wuxuuna xilli waliba uu weydiyaa Go’aanka Rasmiga ah uu qaadan karo
Gaalka Maalzanawi ayaa fara gilin qaaban ku haya arimaha wadankeena Soomaaliya isagoona xilli waliba ka shaqeynayo Bur burka iyo horinta Colaadaha ka jira
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-910111
(info@warsom.com & webmaster@wmcaraab@hotmail.com





