Wariye Feysal Maxamed Xasan Boston oo ka mid ah wariyayaasha ka howl gala deegaanada Puntland ayaa Maxkamada Puntland waxay ku xukuntay xukun sharci dara ah oo jeebkeeda ah
Wariyahaan oo ka mid ah wariyayaasha ugu firfircoon deegaanada Puntland ayaa waxaa lagu xukumay Mudo dhowr sano ah ka dib markii lagu eedeeyay war uu qoray kuna saleysnaa xaqiiqda Deeganada Puntland Ka jirta
Wariye Feysal Maxamed Xasan Boston aya imika ku jira jeelka Magaalada Boosaaso
Waxaana xukunka wariyahaan ay muujineysaa caburinta ka jirta deegaanada la magacbaxay Puntland oo wariyayaasha si xor ah aan ugu shaqeyn karin
Maamulka Faroole ayaa diidan sheegista wararka xaqiiqda ah ee loo soo gudbinayo bulshada Soomaaliyeed waxaana Maamulkaan Faroole tacadiyo iyo dhibaatooyin ay u geystaan qeybaha bulshada ee ku hoos nool Maamulka Islaam la dirirka ee Puntland
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(
info@warsom.com & webmaster@warsom.com)
Wararka Soomaaliya





