Wararka soomaaliya
Ciidamadaana ayaa biladaha waxaa lagu gudoon siiyay xasuuqa ay u geysanayaan Shacabka Muqdisho ku nool waxaana biladahaan gudoonsiiyay horjoogaha ugu sareeye ciidamada Shisheeye ee duulaanka Muqdisho ku jooga
700 oo ka tirsanaa Ciidamada duulaanka Magaalada Muqdisho ku joogo ayaa shelay xaflad lagu soo hootinayay waxay ka dhacday garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho halkaas oo lagu gudoonsiyay bilada kala duwan oo ay ku muteysteen Madaafiicda ay ku garaacayaan Magaalada Muqdisho
Waxayna Ciidamadaani ay u badnaayeen kuwa rida qoriga BM-ka loo yaqaano ee lagu garaaco Magaalada Muqdisho
Taliyaha Cusub ee ciidamada Amisom ayaa kaga mahad celiyay ciidamadii biladaha la siisyay gudashada waajibaadkooda Muqdisho ay u joogaan isagoona sheegay inay guteen howl wanaagsan sidaas awgeedna ay ku muteysteen biladaha la siiyay
Ciidamadaan gaaray Magaalada Kampala ayaa waxay qeyb ka yihiin ciidamada shisheeye ee dhibaatooyinka ku haaya shacabka Muslimiinta ah ee ku nool Degmooyinka gobolka Banaadir
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





