Soomaaliya
Dowaradaan ayaa waxaa qabtay Maktabka dacwada ee Mujaahidiinta Al Shabaab gaar ahaan qeybta iyo bakool u qaabilsan dacwada
Waxana dowradaan ka faaideystay in ka badan 200 haween ah oo ku dhaqan deeganada gobolada Bay iyo Bakool uu ka koobanyahay
Haweenkaasi qaarkood oo la hadlay wariyaha wakaalada wararka Soomaaliyeed ee Warsom ee Magaalada Beydhabo ayaa waxay sheegeen inay ka faa’ideysteen dowradii maanta loogu soo gabagabeeyay isla markaana waxay balan qaadeen inay sii bari doonaan haweenka kale muslimaadka ah waxay soo barteen
Ku xigeenka Madaxa Dacwada gobolka Bay iyo Bakool ayaa sheegay dhankiisa in dowradaani loo qabtay kor u qaadida aqoonta hablaha Muslimaadka ah ee ku dhaqan goboladaasi wuxuuna sheegy inay sii wadi doonaan barista haweenka diinta Islaamka
Todoboaad ka hor ayay aheyd markii in ka badan 70 oday dhaqameed dowro loogu soo gabagabeeyay Magaalada Beydhabo dowradaasi oo ay soo qaban qaabiyeen Markazka Dacwada ee Mujaahidiinta Al Shabaab
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





