Ciidamo Ka Tirsan TFG-da Kuna Sugnaa Gobolka Hiiraan Oo Isku Dhiibay Mujaahidiinta Al Shabaab

0
654

Wararka Soomaaliya

Ciidamadaan oo ku hubeysnaa qoryaha fudud ayaa isku dhiibay Mujaahidiinta Al Shabaab

Waxaana ciidamadaan lagu soo bandhigay Magaalada Balad Weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaana goob joog ahaa goobtii lagu soo bandhigayay Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab Qeybta Gobolka Hiiraan

Waxaana Maleeshiyaadkaasi ka tirsanaa TFG-da ay sheegeen inay ka towbad keeneen falkii ridonimo ay ku jireen isla markaana ay ka mid yihiin iminka shacabka Muslimiinta ah ee ku dhaqan gobolka Hiiraan

Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa sheegay in loo lacagen doono Maleeshiyaadkii isa soo dhiibay hubkooda

waxayna ugu baaqeen Maleeshiyaad kale oo Etihopia ka soo horay inay isa so dhiibaan isla markaana waxay u balan qaadeen in hubkooda loo lacageyn doono isla markaana amaan iyo nabad geliyo ay heli doonaan

Mana ah markii ugu horesyay oo ay isku soo dhiibaan Mujaahidiinta Al Shabaab Maleeshiyaad TFG-da ka tirsan oo ku sugan gobolka Hiiraan

 

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)