GAAL KA SOCDA QARAMADA MUGDIGA Iyo GAAL KA SOCDA HAY’ADA KUFRIGA WFP oo muqdisho yimid

0
219

                    

                                wararka somaaliaya

Iyadoo inta badan laga dareemayo abaaro iyo cunto la’aan gobolada iyo
degmooyinka dalka soomaaliya ayna muujiyeen meelaha ay ka taliyaan
xarakada mujaahidiinta alshabaab gurmad iyo gacansiin buuxda dadka
dhibaateysan isla markaana ay gacan ka geysteen ganacsatada iyo
shirkadaha somalidu leedahey ayaa waxaa shaley magaalada muqdisho soo
gaarey lobo gaal oo ka kala socdey xoghayaha guud ee qaramada mugdiga
iyo hey’adda kufriga wfp naag ka socotey idoona indha indheyn iyo wax
aad moodo tamashle kula kula kulmayey gaalo raacyo sheegta in ay
masuul ka yihiin dalkan somaaliya.

Maahan markii ugu horeysey oo gaalo soo gaadho somaliya meelaha ay ka
arimiyaan gaalada amisom iyo kuwa la socda waxeyna mar kasta sheegaan
in ay keeni doonaan cunto farabadan oo ay bixin doonaan lacago
malaayiin dolar kadibna la maqlo iyaga oo ku eedeynaya gaalo raacyadii
la socdey in ay xadeen malaayiin dolar oo aaney shacabkii
dhibaateysnaa waxba kasoo gaarin.
Somaalida ayaa waqtiyadan u muuqda kuwo isku tashanaya gaalo iyo
hadalkeedna meel iska dhigey iyadoo la ogaadey in hey’adaha gaaladu
aaney wax faa’iido ah u laheyn muslimiinta ay ku dhexmeereysanayaan
balse ay dhagar iyo hagardaamo oo kaliya ay qeybiyaan.