wararka somaaliya
Baarlamaanka calashood u shaqeystayaasha Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xukuumada cusub ee Soomaaliya, kadib markii saaka la horgeeyay Xukuumada cusub ee uu dhowaan soo dhisay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ameyrikaanka. C/wali Maxamed Cali.
Kulankaani maanta ay isgu yimaadeen Xildhibaanada barlamaanka calashood u shaqeystayaasha KMG Soomaaliya oo ayaa waxa shir gudoominayay gudoomiya baar lamaan Shariif Xasan Sheekh Aadan waxaana soo xaadireen Xildhibaano tiradooda ay gaareyso 420-Xildhibaan, waxa uuna ka dhacay Xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho.
. Intaasi kadib ayaa codeyn gacan taag ah oo Gudoomiyaha barlamanka uu qaaday iyadoo Xildhibaan arintaasi dood ka dhiibtay aysan jirin ayaa waxaa ansixisay Golaha wasiirada cusub 397-Xildhibaan halka 21-kalana ay kasoo horjeysteen 2-kalana ay ka aamuseen sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha barlamanka
Majirin xildhaab dood ka keenay ansixinta wasiirada iyo qaabka loo ansixiyay iyadooo qeebo badan oo bulshada kamid ah aysan ku qanacsaney qaabka loo magacaabay wasiirada
warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com
Soomaaliyeed ee Warsom
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-910111





