Wafdi Uu Hogaaminayo Afhayeenka Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheer) Oo Booqday Xerooyin Ku Yaalo Magaalada Beydhabo Tabarucaadna Halaas Ka bixiyay

0
272

Wararka Soomaaliya

Wafdigaan uu hogaaminayo Sh, Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheere) oo socdaal ku maraya gobolada Bay iyo Bakool ayaa maanta booqday xerooyin dad dhibaateysan ay dagan yihiin ayaa deeq ay ku deeqeen Mujaahidiinta Al Shabaab iyo dad Muslimiin ah gaarsiiay dadkaasi dhibaateysan ee ku jira xerooyinkii maanta uu booqday Afhayeenka Mujaahdiinta Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheere)

Sheekha oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan caawinta dadka dhibaateysan isagoona ugu baaqay dadkaasi inay sabraan ducadan ay badi yaan

Dadkii deeqda isugu jirta Bur, Bariis, Saliid, Sokor iyo Lacag ayaa kaga mahad celiyay Mujaahidiita Al Shabaab deeqda ay siiyeen waxayna Allah ka baryeen Mujaahidiinta Meel Waliba ay jogaan in Alllah Guul uu siiyo gaaladii iyo inta raacsanna uu jibiyo

Mana ahan markii ugu horeysay oo Mujaahdiinta Al shabaab ay caawiyaan dad dhibaateysan oo ku sugan dalka waxaana Mujaahdiinta Al Shabaab ayaa isku hoolay caawitnta dadka dadka dhibaateysan ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya

 

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com