Wararka Soomaaliya
Maleeshiyaadkaan oo u shaqeynayay PIS-ta Puntland ayaa lagu arkay inta u dhaxeysa Magaalada Boosaaso iyo xerada Carmo iyaogoona xilligaasi Gowracnaa waxaana labadaani askari ay wateen tuutaha PIS-ta Puntland
Ilo Wareedyo ayaa u xaqiijiya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom in labadaasi askari ee qoortooda la jaray ay ka tirsanaayeen sir doonka Faroole laguna qabtay dagaaladii ka dhacay Buuraleyda Galgalo una dhaxeeyay Islaamiyiin uu hogaaminayo Sh. Maxamed Saciid Atom iyo Maleeshiyad oo islaama la dirir ah taabacsanan Faroolaha Hormuudka u ah Maamul Goboleedka Puntland
Waxaana Puntland ka jira dagaalka ee u dhaxeeya dadka Muslimiinta ah iyo kuwa u adeeg gaalada
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





