Warark Soomaaliya
wariyayaal katirsan Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom oo ka qeebgaleen Munaasabada 26-ka June lagu xusayeyn ayaa soo sheegaya in halkaasi lagu soo weeraray Madaafiic aaad u xoogan oo qal-qal galisay ka qeyb galayaashii Munaasaba 26-ka June oo ku asteysan 51 guuradii ka soo wareegatay marka la sheegay in xurnimo ay qaadatay Soomaaliya
Wariyayaashaani aya sidoo kale sheegaya in khasaaro xoogoan madaafiicdaasi ay gaarsiisay ciidamo ka tirsan kuwa shisheeye ee duulaanka Muqdisho ku jooga kuna sugnaa xarunta Madaxtooyada
Madaafiicda ayaa socotay mudo ku dhawaad 30 daqiiqo taasoo cabsi ku beertay hogaanka TFG-da oo gabi ahaantoodaba ku sugnaa xilligaasi aqalka Madaxtooyada
Madaafiicdaan ayaa waxay imaanayaan xilli dagaal xooga uu u dhaxeeyo Mujaahidiinta Al Shabaab iyo ciidamad shisheeye ee duulaanka Muqdisho ku jooga
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





