Xildhibaanada Ku Heybta ah Madaxweyne Shariifka Somalia Oo isku Raacay in Bisha Augusto la Tuuro Shariif
Posted On:
(Warsom) Mogadishu
Tuesday 26 April 2011
Kulan ay maanta ku yeesheen Hotelka Saxafi in ka badan 70 Xildhibaano Oo ku beel ah Madax weyne Shariifka Somalia Ayaa waxa ay isku raaceen in gabi ahaanba la tuuro Bisha August waxii ka dembeeyo Waxaana Xildhibaanadaasi Ugu Cad Cadaa Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow Xildhibaan Salaad Cali Jeelle Xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar iyo Xildhibaana Badan oo aan la so koobi Karin
Waxaa Sidoo Kale Kulanka Goob joog ka ahaa Saraakiil Ciidan Oo heebta Shariif Shiikh Axmed Ah waxaan dhamaan isku moqaf ay ka ahaayeen Gamida Shariif Ka hor Bisha August Waxaan kulankaani Qeeb Uu Ka ahaa Isku dhajinta Shariif Uu Isku Dhajinayo Korsiga madaxweyne Nimada Sidii Looga Dajin lahaa
Waxaana Iminka Muuqdo In ay Xildhibaanada Isku mid ay ka noqdeen Waxii laga yeeli lahaa Augusto Dabadeed Dowlada ku KMG Ee Somalia
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(