Sunday, August 16, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa walaac ka muujiyay jahwareerka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya, taasoo abuureysa hubanti la’aan siyaasadeed oo khatar ku ah Amniga xasilloonida, iyo horumarka dalka. Warka ka soo baxay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu yiri “Waxaan ugu baaqayaa madaxda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah...
Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa noqday waddamadii ugu dambeeyay ee Afrika ee lagu daro liiska dalalka wajahaya xayiraadda UK ee socdaalka ee la xiriirta. UK waxay sheegtay in ujeedada mamnuucistu ay tahay “yareynta halista noocyo cusub” oo ah coronavirus-ka cusub ee soo galaya dalkeeda. "Muwaadiniinta Ingiriiska iyo Irish kaliya, ama kuwa leh...
Sanadkii 1991-kii ayuu Cali Mahdi Maxamed noqday Madaxweynihii Soomaaliya kaddib markii ay xilka laga tuuray Maxamed Siyaad Barre oo 21 so xukumayay dalka. Cali Mahdi - oo Alle ha u naxariistee Arbacadii ku geeriyooday magaalada Niarobi ayaa xilka ugu sarreeya waddanka Soomaaliya qabtay xilli uu socday dagaal sokeeye oo xooggan. Wuxuu...
Mareykanka ayaa ka mid ah dalalka uu saameynta ba'an ku hayo cudurka saf marka ah ee Covid 19, hasse ahaatee madaxweyne Joe Biden  ayaa hadda u muuqda mid kalsooni buuxda ku qaba in cudurkan laga sifeyn karo guud ahaan dalkaasi Mareykanka ilaa bisha July ee bartamaha sanadkan. Wuxuu sheegay in...
Maalinta Sabtida ah ayaa lafilayay in hoggaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliya iyo taageerayaashooda ay mudaharaad ku sameeyaan fagaaraha Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, inkastoo ay galinkii dambe ee maanta ku dhawaaqeen in dib loo dhigay mudaharaadkaas. 19-kii bishii February ayuu qalalaase isku baddalay dibadbax ay musharraxiinta Mucaaradka ku dhawaaqeen in uu...
Ihaan Cumar oo ka tirsan xildhibaannada Aqalka Kongreeska (Congress) dalka Mareykanka ayaa ku baaqday cunaqabateyn ka dhan ah dhaxalsugaha Boqortooyada dalka Sacuudiga. Baaqa Ilhaan Cumar ayaa imanaya kaddib markii qoraal ka soo baxay Sirdoonka Mareykanka lagu sheegay in Maxamed Bin Salmaan uu bixiyay amarka lagu dilay Wariye Jamaal Khaashuuqi. Boqortooyada Sacuudiga ayaa...
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay warbiixn la xiriirta qaabkii u dhacay dilkii Wariyihii weynaa ee reer Sacuudi Jamaal Kaashuqii, iyo waliba cidda ka danbeysay dilkaasi. Warbixin uu Mareykanku soo saaray ayaa lagu sheegay  in sirdoonka dalkaasi ogaadeen in in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan, uu ansixiyay dilka weriyaha...
War saxaafadeed ay soo saareen Gudida Doorashooyinka dalka Itoobiya ayay kaga hadleen xaaladda uu ku sugan yahay Ururka ONLF. Guddiga ayaa sheegay inay hawada u laaleen warbixin kasoo gaartay garabka uu hoggaamiyo Riyaale Xaamud Guddoomiye ku xigeenkii hore ee ONLF, oo lagu sheegay in xilkii guddoomiyenimo laga qaaday Guddoomiyaha ONLF,...
Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda, ICJ ayaa dooratay Madaxweyne cusub oo lagu magacaabao Joan Donoghue oo kasoo keeda waddanka Maraykanka. Madaxweynaha cusub ee ICJ ayaa badalaya Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Soomaaliya kasoo jeeda ka dib markii waqtigiisii saddexda sano ahaa uu dhammaaday 8-dii Febaraayo 2021.Garsoore Kirill Gevorgian oo kasoo jeeda dalka...
Waxaa sii xoogeynaya muranka ka dhax aloosan labada dowladdood ee Sudan iyo Itoobiya kaasoo salka ku haya Biyo Xireenka Wabiga Niil  oo muddo dheerba soo jiitamayay. Wasiirka Kheyraadka Biyaha ee Sudan Yasser Abbas ayaa sheegay in tallaabo kasta oo Ethiopia ay kaligeed u qaaddo inay ku buuxiso mashruuceeda biya xireenka...