Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay haweeney ku eedeysan dilka ninkeeda.
Ciidamada ayaa howlgal ay ka sameeyeen gudaha xaafadaha degmada Dayniile kusoo qabtay Faadumo Maxamed Cismaan oo ah haweeneyda ku eedeysan inay dishay Ninkeedii.
Marxuumka la sheegay iney...
Puntland ayaa sheegtay in aysan qayb ka ahayn ansixinta Sharciga Tamarta Soomaaliya iyo dhismaha Hay’adda Tamarta Qaranka (NEA), iyadoo sheegtay in arrintaasi ay ka hor imaanayso Dastuurka Federaalka iyo kan Puntland.
Qoraal rasmi ah oo ka soo baxday Wasaaradda Tamarta, Macdanta & Biyaha Puntland, ayaa lagu sheegay in sharcigan iyo...
Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee Shalay fagaare ku yaala duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ku toogtay Cabdifitaax Cali Xasan Diiriye oo isla Shalay Maxkamadda gobolka Galgaduud ku riday xukun dil toogasho ah.
Ninkan toogashada lagu fuliyay ayaa Maxkamadda gobolka Galgaduud ay sheegtay iney ku heshay...
Labo askari oo ka tirsan cutubka ilaalada xuduudaha Kenya ayaa ku dhintay qarax miino oo ay maleegeen dagaalyahanno Al-Shabaab ah kadib markii gaarigii ay wateen uu miinada kula qarxay wadada u dhaxaysa Liboi iyo Kulan ee gobolka Garissa, ee waqooyi-bari Kenya.
Sida ay sheegeen saraakiisha booliska ee la hadlay warbaahinta,...
Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya, kadib kulan ay ku yeesheen xarunta Aqalka Sare ee Muqdisho.
Ugu horreyn, Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi, ayaa Sanatarrada Aqalka Sare uga...
Maxkamada ciidamada ee gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cabdifitaax Cali Xasan Diiriye oo laba cesho ka hor ku dilay gudaha degmada Guriceel Deeq Cabdi Jaamac oo ahaa nin gamacsade ah.
Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Galgaduud Garyaqaan Xasan Cabdullaahi Cali ayaa sheegay in maxkamaddu ay ninkaasi ku...
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyey kulan looga hadlayey dhamaystirka iyo u diyaargarowga doorashooyinka dawladaha hoose ee dalka oo la filayo in dhawaan ay qabsoomi doonaan.
Shirkaan oo lagu qabtay xarunta golaha Wasiirrada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda,...
Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa soo bandhigtay miisaaniyadda sanadka 2026, taas oo muujinaysa hoos-u-dhac ku yimid mashaariicda caalamiga ah iyo qorshaha maalgelinta guud ee dowladda.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Axmed Jaamac Jowle, ayaa sheegay in sanadkan kororka ugu weyn uu ka yimid dakhliga gudaha oo kordhay 16%. Si kastaba ha...
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar ay Maraykanku diyaariyeen oo taageeraya qorshaha 20-qodob ee Madaxweyne Donald Trump u dejiyey xasilinta Gaza, kaas oo lagu dhisayo ciidamo caaalami ah iyo hay’ad kumeelgaar ah oo maamuli doonta dib u dhiska Gaza.
Soomaaliya ayaa ka mid noqotay 13 dal ee u...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), ayaa si rasmi ah u daahfurtay Geedi-socodka Habka Kasii Foogignaanta Masiibooyinka kadib shir socday saddex maalmood oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qayb galeen wasaarado dowladeed, hay’ado caalami ah iyo ururo aan dowli ahayn.
Geedi-socodkan cusub ayaa ujeeddadiisu tahay in la hormariyo awoodda...

















