Friday, September 19, 2025

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ex Xildhibaan Cali Maxamuud Faarax Seeko, oo kamid ah Xildhibaanadii Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya oo la hadlay Idaacada Risaala ee magaalada Muqdisho ayaa soo hadal qaaday dhibaatada dadka Soomaaliyeed ku heysata dalka Kenya. Cali Seeko, ayaa sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya iminka looga baahan yahay inay xooga ay saaraan waxyeelada...