Friday, September 4, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wali waxaa xeebaha dalka Yemen kusoo caarinaya meydadka dadkii badda ku daatay kadib markii Jicmihii doon ay sarnaayeen lagu weeraray marinka Baab Al-mandab ee Badda Cas. Dadkaan ayaa ku sii jeeday dalka Sudan sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dhaawacyada laga soo badbaadiyey halka uu shilka ka dhacay. Dhinaca kalena...
Madaxweynaha dowladda Kenya Uhuru Kenyatta oo booqasho lama filaan ah maalintii shalay ku tagay xerada militari ee ugu weyn ciidamada Kenya ee qeybta ka howlgalka midowga Africa ee ku taala degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose, ayaa amaanay howlgalka ciidamada Kenya. Uhuru Kenyatta ayaa ku tilmaamay howlgalka mid naf hurnimo...
Guddoomiyihii Maxkamadda Magaaladda kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose Sheekh Xasan Macalin Aadan, ayaa ku dhawaaqay in uu is casilay, kadib markii cabasho uu ka muujiyay mushaar la'aan iyo amni daro,  sida hadalka uu u dhigay. “Waxaan shaqada uga tagay is-faham waa nasoo kala dhexgalay anniga iyo maamulka Jubaland, sidoo kale...
Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya, ayaa maanta is-rasaaseen ku dhex-martay xaafadda Tarbuunka ee degmadda Hodan ee magaaladda Muqdishu. Is-rasaaseenta ayaa bilaabatay, kadib markii ay is-qoonsadeen ciidamadda dowladda. Saddex ruux, ayaa la sheegay in dhaawac uu kasoo gaaray iska-hor-imaadka. Maamulka degmadda ayaa sheegay in ciidanka ay kala tageen, xaaladana caadi ayeey kusoo...
Xildhibaan Cabduqaadir Faarax Bootaan, oo mudooyinkii dambe xanuunsanayay ayaa maanta ku geeryooday isbitaal ku yaalla magaaladda Nairobi ee dalka Kenya. Allaha Unaxriistee Xildhibaanka, ayaa waxaa dhaawac uu ka soo gaaray Qarax Gaarigiisa Loogu Xiray, 9-kii bishaan March, kaas oo kula qarxay Magaaladda Gaalkacyo. Mudanayaasha Baarlamaanka maamulka Puntland, ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii...
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa ku cambareeyay weerarkii dhawaan lagu dilay qaxooti Soomaali ah oo marayay xeebaha Yemen. Dowladda Soomaaliya ayaa maalintii shalay ku eedeysay isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga in ay ka dabeeyeen weerarka lagu dilay qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sii...
Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada nabad-sugida maamulka gobolleedka Galmudug gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa. Saraakiisha ciidamada nabad-sugida ayaa sheegay in gaariga lagu qabtay inta u dhaxeysa Caabudwaaq iyo deegaanka Xanan-buure. Warar ayaa sidoo kale intaa ku darraya in gaariga...
Dowladda Kenya ayaa saartay Bandhow xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya. Masuuliyiinta dowladda Kenya, ayaa sheegay, in u-jeedada Bandhowga ay tahay adkeynta ammaanka. Dowladda Kenya ayaa sidoo kale tilmaamtay in si weyn loo adkeyn doono Ammaanka xeryaha Qaxootiga dalka Kenya ee Dhadhaab. Horay ayaa dowladda Kenya waxa ay Bandow ugu soo rogtay...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad oo maalintii shalay shir guddoominayay kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dalbaday madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha in ay deg deg u soo dhisaan xubnaha gollaha wasiirada. Guddoonka baarlamaanka ayaa arintan ku micneeyay in ay fududeyneyso ka...
Ciidamadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab ayaa dagaal culus waxaa uu ku dhexmaray Degmada Qoryooleey ee Gobolka Sh.Hoose. Dagaalka waxaa uu xoogiisa uu ka dhacay xaaladda Jazeera, ee degmadda Qoryooleey, waxaana uu bilowday, kadib markii ciidamadda Al shabaab ay weerar gaadmo ah ay ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda ay...