Wednesday, September 2, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Hawlgal ay wadeen ciidanka Booliska oo ay ku soo qabqabnayeen odayaal ka soo jeeda laba beelood oo caloaad xooglihi ku dhexmartay Koonfurta Gobolka Sool sanado badana soo noqnoqtay ayaa waxaa ka horyimi dabley difaacaysa odayaashaas. Rasaas xoogleh ayaa ka dhacaysey koonfurta magaalada Laascaanood, iyadoo ay qayb ka noqdeen soo afjarideeda...
Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir oo ku eedaysan dambiyo dagaal ayaan ka qaybgali doonin shirka ay leeyihiin madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hogaamiyeyaaasha Muslimiinta, sida ay wakaaladda wararka ee AFP ay ka soo xigatay saraakiil ka tirsan xafiiskiisa. Al Bashiir ayaa cudur daar u diray boqor Salmaanka Sacuudiga oo ku...
Xarunta madaxtooyadda Soomaaliland waxaa xalay lagu qabtay munaasabad lagu ururinayo qaaraan lacageed oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadkii abaaruhu saameeyeen ee Somaliland. Munaasibadan waxa ka soo qaybgalay madaxweynaha, madaxda xisbiyadda iyo goleyaasha qaranka, ganacsatadda iyo guddidda loo magacaabay taakuleynta dadkii abaaraha ka soo doogsaday. Ganacsatadii, siyaasiyiintii iyo dadweyne kale oo...
Xarrakada Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay soo bandhigtay muuqaalka askari ka tirsanaa ciidamada Kenya oo horaantii bishii Janaayo sanadkii 2016ka lagu qabtay weerar ay ku qaadeen saldhig ciidamada ay ku lahaayeen deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo. Alfred Danyi ayaa ka codsaday shacabka Kenya inay u midoobaan sidii looga saari lahaa...
 Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa xalay ka da’ay magaallada Muqdishu. Roobkii xoogganaa ayaa waxaa ay saaka biyo dhigeen waddooyinka waaweyn ee dhexmara magaalladda. Qaar kamid ah waddooyinka ayaa xiran, waxaana laamiyada qaar ay yihiin kuwo ay buuxaan biyo fara badan. Dhinaca kale xeryaha ay ku jiraan dadka kasoo cararay...
 Booliska iyo sirdoonka dalka Kenya, ayaa baaraya dilka Dekow Sirat, oo ahaa madaxii deegaanka Omar Jillo ee Bariga magaalladda Mandheere ee waqooyi Bari dalka Kenya. Weerarka waxaa uu dhacay habeenkii isniinta, Al shabaab ayaana looga shakisanyahay dilka, sida Boliiska ay sheegeen. Dekow Sirat, ayaa waxaa lagu dilay gurigiisa kadib markii Afar...
Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka u jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM), General Thomas Waldhuauser, ayaa sheegay in kooxaha argagixisada ay Qatar ku yihiin wadamadda Africa. Howlgalka Maraykanka ee Africa, ayaa darsa walaaca ammniga, Qatarta kooxaha argagixisada iyo howlgallo lagula dagaalamayo kooxaha xiriirka la leh Daacish iyo Al Qaacida. General Thomas Waldhuauser, ayaa dhawaan...
 Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Amniga, dardargelinta Qorshaha 90ka maalmood, Imtixaanada Dugisyada Sare, Shirka London, bilicda caasimada iyo arrimo kale. Golaha Wasiirada ayaa warbixin...
Dabaaldegyaddii la isugu soo bixi jiray e 18 Nay oo ah maalintii Somaliland ku dhowaaqday in ay Soomaaliya inteeda kale ka go’day, ayaa sanadkan loo bedelay maalin lagu ururiyo dhaqaale lagu taakuleeyo dadkii abaaruhu ku dhufteen. Maalinta ayaa guud ahaan dalka iyo dibadiisaba laga xusi jiray, haseyeeshee maanta sidii loo...
Maxkamad ku taalla dalka Ethiopia ayaa xukuntay 23 qof oo lagu eedeyay in ay damacsanaayen in ay sameeyaan koox xiriir la leh Al shabaab. 23-ka qof ayaa lagu xukumay min 15 sano oo xabsi ah, sida Maxkamadda ay sheegtay. Maxkamadda Sare ee Federaalka dalka Itoobiya ayaa ku eedeysay 23-ka qof in...