Duqeyn diyaaradeed oo xalay ka dhacday tuulo u dhow deegaanka Bariire, ayaa waxaa lagu dilay sagaal qof oo beeraley ah, sida dadka deegaanka ay sheegeen.
“Meydadka dadkii ku dhintay duqeynta ayaa la keenay magaalladda Muqdisho, waxaana sidoo kale duqeynta ku dhaawacmay laba qof oo kale”, intaas ayeey raaciyeen hadlkooda.
Dhinaca kale...
Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa si buuxda ugu hareereeysmay kooxda Daacish ee ku sugan magaalladda Tal Afar ee waqooyga dalka Ciraaq, sida dowladda ay sheegtay.
“Cadowga si buuxda ayaan u hareereeynay”, sidaasi waxaa warbaahinta u sheegay Ryan Dillon, oo ah afhayeenka xulufada uu hoggaamiyo Mareykanka.
“Ciidamada Ciraaq ayaa dagaal culus oo ay...
Guddoomiye ku-xigeenka dhanka amniga ee gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji ayaa sheegay mid kamid ah Taliyeyaasha Howlgelinta Al-shabaab ee Gedo in uu isku soo dhiibay ciidanka dowladda.
Sarkaalka isasoo dhiibay ayuu magiciisu ku sheegay Cali Xuseen.
“Waxaa jiray howlgallo amniga lagu xaqiijinayo oo ay wadaan ciidanka dowladda, kuwaas oo sidoo kalena...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo shalay yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre.
Shirka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay ansixinta Sharciga Istaatistikada, laguna qeybiyey shuruucda Dambiyada Jinsiga iyo kan Ururada Aan dowliga aheyn, isla markaasna looga hadlay arrimaha Amniga,...
Qaramada Midoobey ayaa ku baaqday in si ku-meel gaar ah loo hakiyo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee ka socda magaalladda Raqqa ee dalka Suuriya.
Ujeedka loo hakinayo dagaalka ayey QM ku sheegtay sidii dadka rayidka ah loogu oggolaan lahaa inay halkaasi isaga cararaan maadaama dagaalka uu sii xoogeysanayo.
Qiyaas...
Dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar ballaaran ku qaaday fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degaanka Qaansheeg oo ku yaalla duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, sidad dadka deegaanka ay sheegeen.
Al shabaab ayaa dhankooda sheegtay in weerarka ay ku dileen saddex askari, balse ma jirto war...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshay ku-xigeenka xog-hayaha QM ee dhinaca siyaasada Jeffrey D. Feltman oo maanta Muqdisho.
Kulanka mas’uuliyiinta sare ee dowladda iyo Jeffrey D Feltman waxaa looga hadlay xaalada Soomaaliya dhinacyada siyaasada, amniga, dhaqaalaha, dastuurka, iyo xiriirka dowlad...
Wadahadal dhexdhexaadin ah oo labadii maalmood ee u danbeeyey ka soconayey magaalada Buuhoodle ayaa laga soo saaray qodobo labada dhinac ee dirrirtu dhexmartay ay ku heshiiyeen.
Guddi dhexdhexaad ah oo ka kala yimi degaano badan ayaa hawshan u fududeeyey in 30 xubnood oo labada dhinac ah ay wadaxaajood isu soo...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray Maxjarka Xanaanada Xoolaha ee Jubba kaasoo laga hir-galiyay duleedka magaalada Kismaayo.
Wasiirka Xanaannada Xoolaha Jubbaland Mudane Maxamed Nuur Buule, maamulka Maxjarka Odayaal dhaqan iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa kasoo qayb...
Iyadoo dowladda federaalka Soomaaliya dhawaan go’aan ka qaadatay xiisadii siyaasadeed ee khilaafkii soo kala dhaxgalay maamulka Hirshabeelle, kuna baaqay in la qabto doorasho madaxweyne’’ ayaa waxaa arintaa ka soo horjeestay odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda beesha Xawaadle.
Odayaashan oo ku shiray Beledweyne ayaa sheegay in mowqifka gobolka Hiiraan ee...


















