Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka Boqortooyada Saudi Arabia.
Wasiirka wasaarada warfaafinta xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yarisow ayaa ka warbixiyey oo ka warbixiyay safarka madaxweynaha ayaa sheegay in uu daba soco safarradii hore ee...
Maamulka Soomaaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay hadal dhawaan sheegay madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay ku xayirtay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa.
Agaasimaha wasaarada duulista hawada Soomaaliland Cumar Cabdullaahi Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in hadalka ka yeeray madaxweynaha...
Saraakiisha ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay faah faahin ka bixiyeen ka bixitaanka ciidamada Kenya ee degaanka Tarako oo ka tirsan gobolka Gedo.
Col Guhaad Maxamed Cumar oo ka tirsan saraakiisha ciidamada dowladda ee degmada Baardheere ayaa sheegay in aysan garan karin ilaa hadda sababta ka...
Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay in ay Isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug lagu amray in aysan ka bixi karin madaxtooyada maamulka ee degmada Cadaado.
Guddoomiye Casir sheegay in ciidamo ku sugan madaxtooyada Galmudug u sheegeen in aysan ka bixi karin Isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka madaxtooyada Galmudug,...
War ka soo baxay Xukuumadda Washington ayaa lagu sheegay in Dowlada Mareykanka aysan duulaan ku ahayn xukumadda Pyongyang ee Kuuriyada Waqooyi.
Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanaka ayaa sheegay in Mareykanku uusan iclaaminin dagaal ka dhan ah Kuuriyada Waqooyi,kadib markii ay cirka isku shareertay xisadaha dhanka diblomaasiyadeed iyo hanjabaadda Kuuriyada...
Ra’iisul wasiiraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa la kulmay Sarkaalka ugu Sarreeyo Fulinta Bangiga Adduunka,iyagoo ka wada hadlay sidii Bangiga Adduunku u taageeri lahaa horumarinta dalka iyo dawladda Soomaaliya oo xiligan ka soo kabaneysa colaadaha mudada dheer ka jiray.
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Ms. Kristalina Georgieva ayaa ka wada...
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka furmy shirka bilaha ee xasilinta Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, waxaana shirkan daah furay oo shir guddoominayay wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib-u-heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa.
Waxaa shirka sidoo kala ka qeybgalay xubno ka socda dowlad gobolleedyada, wakiilo ka socda caalamka uu ka mid ahaa ku-...
Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Koofur Gableed oo booqasho ku joogay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa si wadajir u muujiyey taageerada ay u hayaan dowladaha Imaaradka iyo Sacuudiya, khilaafka ka taagan wadamada Khaliijka.
Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) oo ay HOL ku booqatay hoteelka Bab...
Machad lagu baranaayo culuunta Shareecada Islaamka ayaa laga furay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kaasi oo loogu magacdary Machadka Shareecada Islaamka ee Lafawayn.
Xaflada furitaanka ayaa ahayd mid siwayn loo soo agaasimay iyadoo ay ka soo qayb qaateen bulshada qaybaheeda kala duwan ee magaalada.
Machadka iyo sababaha loo Aas aasay...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare wafdi uu horkacayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho halkaa oo siweyn loogu soo dhaweeyay.
Madaxweyne Waare iyo wafdigiisa ayaa waxaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho wasiiro, xildhibaanno ka tirsan dowladda federaalka, saraakiil ciidan iyo siyaasiyiin ay ka mid ahaayeen xubnihii kula tartamay...


















