Tuesday, August 18, 2026
                                                                                                  ...
Dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay magacyadda Sawirrad xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ay dooneyso dowladda Kenya. Waxaa ay sheegtay dowladda Kenya in raggaasi madaxooda la duldhigay Lacago badan. Wasaaradda Amniga ayaa ku sheegtay magacyada raggan la doondoonayo Axmed Siciid Cumar iyo Cali Zira. Kenya ayaa xustay in qof kaste oo keena xog...
                        Xoghaya arrimaha dibadda ee Mareykanka Rex Tillerson ayaa uga digay dalalka dariska la ah Lubnaan inaysan colaad ka hurin Lubnaan, kadib markii xiisad ay ka dhalatay iscasilaadii ra'iisal wasaarihii Lubnaan, Sacad Alxariiri. Mr Tillerson ayaa sheegay in maleeshiyaadka kooxaha hubeysan ee shisheeye aysan gudaha Lubnaan uga furneyn dowr faragalineed oo...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa daah furay shirka wadatashiga wasaaradaha arrimaha gudaha, dib u heshiisiinta iyo gobolka Banaadir. Shirkan oo loogu magac darray Hanaanka Qaran ee Wadajir ahaa waxaa furay wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya waxaana uu socon...
Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed guullo wax ku ool ah ka soo hooyeen dagaaallo culus oo ay la galleen xoogagga Al-shabaab ee ku sugan gobollada Labada Shabeelle. Abaanduulaha ayaa sheegay in dagaalladii ugu danbeeyay ee dhacay ay ku bur...
Taliyaha qeybta booliiska gobolka Jubbada hoose ee maamulka Jubbaland  G/Sare Maxamed Naasir Guulleed ayaa sheegay in ciidamada Puntland ku guuleysteen in ay gacanta ku soo dhigaan Askari ka tirsanaa ciidamada Puntland oo Gabar Soomaaliyeed Xabad uga dhuftay xubinta Taranka kaddib markii ay ka diiday sida la sheegay in uu...
  Wararka ka imanaya gobolka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay duqeyn ka geysteen deegaan 7 KM u jira degmada Balcad. Dadka deegaanka oo warbaahinta la soo xiriiray ayaa sheegay duqeynta ay maqleyn aheyd mid xoogan. Wararka qaar ayaa sheegaya in la bartilmaameedsaday saldhigyo xoogagga Al-shabaab ay...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay shirka wareega nabad-galyada degmooyinka gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeysay soo hadal qaaday siyaasiyiinta iyo kooxaha ku kacsan dowladda uu madaxweynaha ka yahay. Madaxweynaha ayaa sheegay wax yabaaha hadda dhaca ay soo jiitamayeen tan iyo dowladdihii hore oo mar walba...
  Dowladda Uganda ayaa Khamiistii sheegay in ay diyaar u yihiin in ay Soomaaliya u soo dirto ciidamo gaaraya 5, 000 oo Askari, kuwaas oo ka madaxbanaan howlgalka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay si ay qeyb uga qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Brig. Richard Karemire, oo ah Afhayeenka ciidamada difaaca...
ololihii xisbiyadda ee saddexda toddobaad socday ayaa maanta soo gabogabowday, waxaana soo afjaray xisbiga mucaaradka ah ee WADANI oo isagu nasiib u helay inuu noqdo xisbiga ugu dambeeya ololaha asxaabta. Ololahan ayaa 21 maalmood ka socday guud ahaan Somaliland, waxaana saddexda xisbi mid walba maalintiisa gaarka ah uu ku soo...